• Hem
  • Om Öresundskraf...
sida

Om Öresundskraft på somaliska -Codkaaga MAYA

Codkaaga MAYA

In la iibiyo öresundskraft  waa ka qanacsi ku xun labada dhinacba inaga iyo macamiisha iyo waliba magaalada.

Gortii ay iibiyeen kuwo kale warshadahoodi tamarta waxa sare u kacay qimihii tamarta la isticmaalo waxana laga qaada lacago badan waanay qomameyeen, wa inay naan samaynin khaladkaas kuwo kale hore u sameyeen.

Hadaba si aynu uga badbaadno in la iibiyo öresundskraft fadlan ku codee Maya 12 januari taasi waa badbaada tamarta aynu isticmaalo dhamaan dadka ku nool Helsingborg.

 

Dela den här sidan:

Kopiera länk